Shirkada Musaacarada (WWE) Oo Dacaska Hoos Marisay Sami Zayn Iyo Sababta Keentay Guuldaradiisa

Sami Zayn Waa Xirfadle Musaaracayste Ah Oo Dhalashadiisa Biological Ka Ahi Ay Tahay Asal Ahaan Waa Syrian Muslim Suni Ah Waalidiintiis Waxay Kasoo Jeedan Magaalada Ximis(حــمــص) Ee Dalka Suuriya  Lakiin Isagu Waa Muwaadin Canadian Ah Wuxuu Ku Dhashay Laval,Quebec Ee Dalka Canada Sanadku Markuu Ahaa 12kii Luulyo-Sanadkii 1984 Tii Luuqadaha Uu Kuhadlo Waa Sadex Luqadood Carabi Faransiis, Iyo Ingriis sanadku Markuu Ahaa 2013  Ayuu Heshiish Lagalay WWE Waxaana Lagu daray Qeybta NXT Sanadku Marku Ahaa 2014 Ayuu Noqday halyeyga NXT Champion Oo Suunka Sero-B Da   Sanadku Markuu Ahaa 2015 Ayuu Kusoo Biiray Musaaricada Qeybta Sero+A  WWE Main Roster Kabacdi Wuxuu Kuguulaystay 4 jeer Suunka WWE Intercontinental Champion Oo Loo Yaqaan Suunka Qaaradaha kabacdi  Mar Undisputed WWE Tag team Champions(Suumanka Lamaanaha Ee 4ta Ah Ee Labada Qeybood Ay Kaboontahay Musaaricada Oo Kala Ah RAW Iyo SMACKDOWN Isaga Iyo Kaven Owens) 1Mar WWE United States Champion(Suunka MaraykankaWaxaa Hormuud Kanoqday Dowr Kulan oo Waawayn ay Kamidtahay Wrestelmania 39 Kaas uu Kaqaaday Suunka Qaaradaha  Gunter  markisii 4aad Taas Siisay Sumacad Aad uwayn Iyo Taageero Badan  Labadi Sano Ee ugu dambaysay 2024 iyo 2025 Wuxuu Ahaa Xidigaha ugu Sareeya Intaaso Waa FaahFahin Kooban Oo Kusaabsan Taraakh Nololeedkiisa Xirfadeed Iyo Shakhsiyadiisa  Aan Usoo Laabano Mowduuca Cinwaakisa Oo Ah Cadaalada darada Qayaxan Ey Kula Dhaqantahay Sami Zayn Shirkada Iyo Bahdilka Ey Ugaystay Taaso Umuuqata Isir Naceyb Kusalaysan Islaamnimadiisa Darteed Iyo Siday Diintisa ugu Wayntahay Una Muujisto Ugu Faano Wuxuu Marar Badan Kuhadlaa Luuqada Carabiga Khaasatan Marka Uu Tago Mowsimka Sucuudiga  Inuu Kuhadlo Luuqada Carabiga Taas Oo Taageero badan Uga Helay Shacabka Sucuudiga sanadki 2023 Bishii May Ayuu Tagay Cumrada Waana Sanadki Ugu Horeysay Ee Loo Ogolaaday Sucuudiga Kudhowaad dhowr Sano oo Kahoreysay Oo Musaaracada lagu Qabtay Sucuudiga Waxaa Looga Reebay Codsi Maamulka Ah Oo Laxiriira Jinsiyadiisa Syria Oo Loo Aqoonsanyahay Dal Argigixiso Dadkoodana Laga Amni Baxay  Darteed Bay Dowlada Udiiday Heshiishkayna Kudartay in Sami Laga Yimaado Caadis Badan Iyo Muhiimad Gaara Uu Markaas Uleeyahay Sami shirkada Waxay kuqabsatay Sucuudiga Inay Saami Aqabasho Sanadki 2023 Wuxuuna Uga Faaidaystay Cumrada Inuu Kusoo Cibaadaysto Iyadoo uu Kala Kulmay Taageero Heersare Ah iyo Shacbiyadeed Maqaamkiisa Kor Uqaaday . Waa Maxay Sababta kadamaysay Saami Inuu Kuguuldaraysto Koobki Ugu Qaalisanaa Musaaracada Ee Drew Mcintyre Hayay Undisputed Champion Kaas Oo ugu Soo Baxay Tartan Uu Lagalay Xidigo Waawayn Ay Kamidyihiin         Randy Orton ,Damian Priest, Trick Williams Fatal Four Way Saturday Night Main Event Jan 24 -2026 Isagoo katirsaday Damian Priest Si nadiifa Una Soo Baxay Inuu Drew Mcintyre Udhaco Ciyaarta Xarigtuurka Royal Rumble Ee Kadhacday Magaalada Riyaad Ee Dalka Sucuudiga Taasoo Dhacday 11 Beri Kahor 31-01-2026 ?                                               Drew Ayaa Ku Jeesjeesay Sami isagoo gaaray familkiisa Cunugiisana Kutilmaamay Aabe Lasheegto inuusan Ahayn Kubahdilay Xaaskiisa Iyo Cunugiisa Hortiisa Uguna Goodiyay inuu Ku khasaarayo Match Shacabka Ayaa Dalabday Triple H Inuu Suunka Kusharfo  Sami  Drew ayaa Kabdiayay 11 Match oo Horey udhexmaray Isaga Iyo Sami Kulankan Shacabka Wuxuu Rajaynayan Inuu Guushaash Mudan Yahay iyadoo Taageere Xoogleh Umuujiyeen Shacabka Sucuudigu Natiijadaas Waxaa Laga rabay 11-1 Balse Nasiib Xumo Waxay Kusoo Dhamaatay 12-0 Iyo Sami Oo Niyad Jabay Khasaarahaas Tani Waxay Umuuqata Afaare Laxiriiro Islaamnimadiisa  iyado Laga Yaabo xidigo Kadambeyey in lagu sharfay isago intaaso sano sanadkay uumqatay In lagu adkeeyo lkn Su Aashu Waa Ma Iskaga Tagi Doonaa  Sami Shirkadaas Oo Maku Biiri AEW Oo Tartan Xoogan Kula Jirta  Musaaricada Viral Ah Sanadahan Dambe Soo Dhowaysa Dadka Kasoo Xanaaqa Musaaricada  kobaab Kusharafta  rayiga Waxaan Udaynayaa Tageerayaasha Sami Iyo Falcelintooda.

Hot This Week

!Daawo Qiso Yar Oo dhexmartay Muqaatil Ibnu Sulaymaan iyo Abuu Jacfar Almansuur

Faldan Share Garee Si Aad U Hesho Qisooyin Badan
spot_img

Related Articles

Popular Categories