
Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga Sheekadan Waxay Ka Warramaysaa Dhacdo Lagu Xanto Halyaygii Waynaa Quteyba Binu Muslim Qisadu Waxay Leedahay:
Qutaybah Binu Musilm Albaahila Oo Halyey Wayn Gaadhay Guulo Waaweyn Ilaa Uu Qabsaday Dhulalka Ma Wara’a Al-Nahr (Aasiyada Dhexe ) Wuxuu Furtay Waqtigi Waliid Binu Cabdimalik Meelaha Ay Kamid Yihiin Bukhaara ,Samarqanda, Khawaarsim,Gobolada Furqaana Ilaa Uu Gaaray Xuduuda Dalka China Waxaa
Lasheegaa In Boqorka China Usoo Diray Risaalo Uu Ku Dalbanayo Heshiish
Maalin Ayuu Isku Dayay Inuu Tijaabiyo Sida Carabtu U Qiimeyso Nasabkiisa . Isagoo Ka Soo Jeeda Qabiilka Baahila , Oo Carabtii Hore Qaarkood Hoos U Dhigi Jireen, Ayuu Arkay Nin Reer Baadiye Ah Oo Faqri Iyo Ad-Adayg Ka Muuqdo, Markaas Ayuu Ku Yidhi Isagoo Kaftamaya:
Ma Ku Farxad Gelin Lahayd Kamid Noqoto Reer Baahila Aan Ku Siiyo Kala Bar Maamulkayga .
Ninki Reer Miyiga: Ahaa Maya .
Quteyba: Maku Farxad Gelin Lahayd Inaad Kamdi Noqoto Reer Baahila Oon Aan Kugu Wareejiyo Maamulkayga Oo Dhan.
Ninki Reer Miyiga: Ahaa Maya .
Quteyba: Maku farxad Gelin Lahayd Inaad Kamid Noqoto Reer Baahila Aadna Kamid Noqoto Ehlu Janada .
Ninkii Reer Miyiga Ahaa: Cabaar Buu Aamusay Ayuu Yiri Haa Lakiin Hal Shardi.
Quteyba: Ayaa Intuu Yaabay Yiri War Hooge Waa Maxay Shardigu?
Ninkii Reer Miyiga Ahaa : Inaanay Dadka Ehlu Janada Ah Ogaanin Inaan Kasoo Jeedo Reer Baahila.
Quteyba: Intuu Qoslay Buu Yiri Walee Reer Baadiya Kibirkooda Iyo Calool Adaygooda iyo Jahliga Baa Janada Kahartoogan .
📢Ogaysiis
Waxaan Shabakada Google Kacodsanaynaa Inay Diwaan Geliso Ereyada Transtion Words Ka Ah Ee Afka Soomaaliga Kuwaas Uysan luuqada Englishka Ilaa iyo Hada Aqoonsanin Waxaan Turjumayaa Dhowr Eray Oo Aan Kuhor Qori Doono Macnohooda
But Meaning| Laakiin . However Meaning |Si Kastaba Ha Ahaatee . Simalarly Meaning| Sidoo Kale . LikeWise Meaning |Si Lamid ah . In The Same Way Meaning| isla Sidaas. Since Meaning|Maadaama . Therefore Meaning|Sidaa Darteed. First Meaning|Ugu Horayn. Finally Meaning| ugu Dambayn.
Inconclusion Meaning|Gunaanadkii. To sum up → Meaning| Marka la soo koobo. Overall →Meaning| Guud ahaan . For example → Tusaale ahaan Such as → Sida.
by MaslaxCableTV Follow Us Our Facebook Page MaslaxCable TV
Â







