Qisada imaamkii Wax Xaday

Qisada imaamkii Wax Xaday

Qisada imaamkii Wax Xaday

Qisada Imaamkii Wax Xaday Waa Qiso Xaqiiq Ah Waxbadan Taabanaysa Oo Ku Xasuusinaysa Waxa Ay Tuuganimadu Tahay Balse Dhinacyo Badan Taabanaysa.

Habeen Kamid Ah Habeenada Ramadaanka Qoys Kamid Ah Qoysaska Magaalada  Ayaa Goaan Kugaartay In Imaamka Magaalada Oo Iskaabulo Ah Uu La Afurka Gurigooda Kacuno Imaamku Wuu Ka Ogoladay Dalabkoodii 

Markii Ay Xaaska Ninka Guriga Leh Cuntadii Kusoo Diyaarisay Miiskii Loogu Tala Galay Ayay Ku Ilowday Lacag Ay Gacanta Kuwadatay Adeega Biilka Ugaso Hartay Amrkii Ay Afurka Dhamaysteen Oo Imaamki Socday Ninka Guriga Lahaa Xaaskiisa Ayaa Aragtay Inaanay Lacagtii Oolayn Miiska Ay Ku Ilowday Sababtoo Ah Ma Aysan Joogin Guriga Caruur Ladhihi Karo Wax Bay Qaadeen Aanka Ahayn Imaamka Oo Ahaa Qofka Keliya Gurigooda Afurka Uyimid Ayay Uga Shakiday Inuu Lacagtaas Qaaday

Kabacdi Ninkeeda Ayay Usheegtay Arinkii Waxayna Kacodsatay Inuu Arinkaas Kahubiyo Imaamka Arintaas Ninki Guriga Lahaa Oo Shakigaas Xaaskiisa Qaatay Hadana Kaxishooday Inuu Imaamka Arintaas Weydiiyo Ay Ku Adkaatay Ayaa Goaansadey Inuu Gooyo Cilaaqada Imaamka Mowduucaasna Halkaas Kudhaafo Sidoo Kale Wuxuu Goaan Ku Gaaray Inuu Masjidka Imaamkaasi Joogo Kutukan  Waxaa Kasoo Wareegtay Mudo Sanadka Kabacdi Ramadaan Kale Ayaa Soogalay Ninki Wuxuu Kuyiri Xaaskiisa Maadama Ay Bil Ramadaan Soogashay Oo Bil Naxariis Iyo Dembi Dhaaf Ilaahay Laweydiisto Tahay Aan Iska Cafino Imaamka Aana Iska Ilowno

Wixii Tagay Imaamka Cidna Uma Degna Meeshaan Waana Nin Faqiir Ah Aanka Duceysano Hanala Afuro Xaaskiisi Way Aamustay Cabaar Kabacdi Waxay Ku Tiri Waankula Qaatay Arinkaas Laakiin Hal Shuruud Ayaan Wataa Kaaso Ah Inaad Soo Toos Ah Uweydiiso Imaamka Afurka Markaad Dhamaysaan Lacagtii Meesha Uudhigay Ninkeeda Wuu Laaqatay Arinkaas  Imaamkii Baa Yimid Wuuna La Afuray Kabacdi Ninki Ayaa Weydiiyey Xaaskiisna Way Soo Xaadirtay Lacagtii Halkee Gaysay Sanadhore Aad Naga Qaaday .

Imaamkii Aad Buu U Murugooday  Wuuna Ilmeeyay Kabacdi Madaxiisa Ayuu Kor Usoo Qaaday Intuu Ilinta Iska Tirtiray Markaas Baa Xaaski Ninka Waydiisay Maxaa Kaa Oohiyay Imaam .

Haa Aniga Ayaa Qaatay Lacagtaas Lakiin Waxaa Iga Oohinaya Waxa Weeyey In Aydinaan Furin Kitaabka Alle  365 Maalmood Mudo Sanad Ah Kama Aydinaan Arkin  Hal Xarafna Ninki Ayaa Si Degdeg Ah Kitaabka Usoo Qaaday Kuna Furay Meeshii Ay Taagnayeen Imaamka Iyo Xaaskisa.

Marki Uu Furay Kitaabki Sharafta Badnaa Ee Alle   Mise Lacagtii Waxay Kujirtaa Safxada Uhoreysa See Suuratul Faatixa  Kadib Naagtiisi Ayaa Jilbaha Dhulka Dhigtay Iyadoo Ilmaynaysa Imaamka Cafis Waydiisatay Tuhunka Xun Ay Kula Kacday Shiikha Imaamki Ayaa Kuyiri Walaal Ilaahay Denbi Dhaaf Iyo Naxariis Kadalbo Kaas Oo Aad Kitaabkiisa Kadheeraatay Sanad Balse Anigu Waxan Ahay Adoon Miskiin Ah Halkaas Bay Kaqateen Cashar Aynaan Hilmi Karin Iyada Iyo Ninkeeduba Halkaas Ayay Kusoo Dhamaatay Qisada Imaamkii Wax xaday., Hadaba Adiga Goormaa Kuugu Dambaysay Walaal Kusali Xabiibkeena ﷺ

❓Maxaa Kaaga Baxay Qisada Imaamka Wax xaday Noogu Rayigaaga Qeybta Faalada .

📢Ogaysiis

Waxaan Shabakada Google Kacodsanaynaa Inay Diwaan Geliso Ereyada Transtion Words Ka Ah Ee Afka Soomaaliga Kuwaas Uysan luuqada Englishka Ilaa iyo Hada Aqoonsanin Waxaan Turjumayaa Dhowr Eray Oo Aan Kuhor Qori Doono Macnohooda

But Meaning| Laakiin . However Meaning |Si Kastaba Ha Ahaatee . Simalarly Meaning| Sidoo Kale . LikeWise Meaning |Si Lamid ah . In The Same Way Meaning| isla Sidaas. Since Meaning|Maadaama . Therefore Meaning|Sidaa Darteed. First Meaning|Ugu Horayn. Finally Meaning| ugu Dambayn.

Inconclusion Meaning|Gunaanadkii. To sum up → Meaning| Marka la soo koobo. Overall →Meaning| Guud ahaan . For example → Tusaale ahaan Such as → Sida.

by MaslaxCableTV Follow Us Our Facebook Page MaslaxCable TV

Related posts:

Hot This Week

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ Cuteyba Binu...

Qisada Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga

Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga Sheekadan Waxay Ka...

Qisada Wiilkii Yaraa Halyeyga Ahaa Kurey Saxaabi Ah

Qisada Wiilkii Yaraa Halyeyga Ahaa Dagaalkii Yarmuuk Ee...

Qisada Camar Binu Macdiikarab

CAMAR BINU MACDIIKARAB Waa Kuma Camar Binu MacdiiKarab?  Camar Binu...

Shiikh Maxamed Al-Bayxaani Dood Ku Saabsan Sinaanta Jinsiga

Dood Kusaabsan Sinaanta Jinsiga Dhexmartay Shiikh Al-Bayxaani Iyo...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ayaa Markii 6aad Ku Guulaystay Doorashada Dalkaasi

Ismaaciil Cumar Geele ayaa markii 6aad loo doortay Madaxweynaha...

Qisadii Xajaaj Binu Yuusuf Iyo Khawaarijka

Xajaaj Binu Yuusuf Ayaa Maalin Maalmaha Kamidah Askartiisa Amray...

Sami Zayn Iyo Bahdilka Ay Kula Kacday WWE

Sami Zayn Waa Xirfadle Musaaracayste Ah Oo Dhalashadiisa Biological...
spot_img

Related Articles

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ Cuteyba Binu Abii Lahab Binu Cabdimudalib Nebiga Ini Adeerkiis  Oo Gaal Ahaa  Ahna Ninki Ay Udhaxday Gabdha...

Popular Categories

Translate »