
Xajaaj Binu Yuusuf Ayaa Maalin Maalmaha Kamidah Askartiisa Amray Inay Soo Qabtaan Nin Khawaarijta Kamid Ah Askartii Markay Gurigiisa Yimaadeen Way Kaa Wayeen Markaas Bay Waxay Soo Qabteen Walaakiis Markaas Buu Kuyiri War Isii Daaya Anigu Wax Dembi Ah Malihi Dulmi Baad Igu Haysataan Markaas Baa Waxaa Ujawaabay
Nin Kamid Ah Nimanki Askarta Ahaa Wuxuu Kuyiri Waxan Karaadinay Walaaka Meelkasta Oo Magaalada Kamid Ahna Waana Waynay Adiga Ayaanu Kugu Bedelaynaa Booskiisa Ilaa Kayimaado Maxbuuskii Baa Kacodsay Askartii Waayahay Amiirka Igeeya Markii Ay U Keeneen Xajaaj Binu Yuusuf Isagoo Jeebaysan Markaas Buu Kuyiir Allah Ha Dhowro Amiirka Nimankaani Walaakay Bay Rabeen Mana Ay Helin Kabacdii Aniga Ayay Isoo Qabteen Gurigaygiina Waa Dumiyeen Waxayna Ii Diideen Sadaqadii Aan Kaqadan Jiray Guriga Hantida Dadweynaha
Xajaaj Ayaa Kuyiri Kaaf Iyo Kala Dheere Miyaadan Maqlin Hadalkii Gabyaaga Ee Ahaa
***جاني كمن يجني عليك***
Kacad Gooso Qofkii Kugu Gabood Falay Sidii Uu Kuugu Xadgudbay
***وربما تعدى صحاح مبارك الجرب***
Mararka Qaarkood Dadka Caafimaadka Qaba Waxaa Bukaan Kadhiga Qof Iyaga Kamid Ah Oo Buka
***ولربماخود بذنب عشيرته ونجى المقارف صاحب الذنب***
Mararka Qaarkood Waxaa Laga Yabaa In Dembiga Uu Qof Gaysto Mid Tolkiisa Kamid Ah Lagu Qaado Halka Uu Baxsado Qofkii Dembiilaha Ahaa
Ninkii Ayaa Kuyiri Xajaaj Ilaahay Ka Ha Haku Wanaajiyo Mudane Laakiin Ilaahay Bay Wayni Iyo Sharfi Usgnaatay Wuxuu Dhahay Hadalkaas Mid Kaduwan
Xajaaj Muxuu Yiri Ilaahay Baa Sharaf Iyo Weynaani Usugnaatay : Ninki
سورة يوسف 78 آية ( قَالُوْا يٰٓاَيُّهَا الْعَزِيْزُ اِنَّ لَهٗٓ اَبًا شَيْخًا كَبِيْرًا فَخُذْ اَحَدَنَا مَكَانَهٗۚ اِنَّا نَرٰىكَ مِنَ الْمُحْسِنِيْنَ)
Waxay Kudheen Wiilashii Ilmo Nebi Yacquub.Nebi Yuusuf Cs Oo Ah Boqorki Masar Ah Boqorow Waxaanu Leenahay Aabe Da Ah Oo Sirqo Ah Binyamin Uqaado Booskisa Mid Naga Mida Ah Iagana U Fasax Aabihiis Waxaanu Kuu Aragnaa Qof Wanaagsan .
(سورة يوسف79 آية (قَالَ مَعَاذَ اللّٰهِ اَنْ نَّأْخُذَ اِلَّا مَنْ وََّجَدْنَا مَتَاعَنَا عِنْدَهٗٓ ۖاِنَّآ اِذًا لَّظٰلِمُوْنَ
Wuxuu Kuyiri Nebi Yuusuf Walaalihiis Ilaah Ayaan Kamagan Galay Inaanu Qaadano Qof Aan Ka Hayn Midkii Aanu Kahelnay Weelkeena Hadii Aanu Sidaas Yeelno Waxaanu Nahay Kuwo Xadgudbay .
Xajaaj Ayaa Aamusay Cabaar Kabacdina Wuxuu Kuyiri Taliyiihi Ciidanka Ninkan Hala Siidaayo Gurigiisana Haloo Dhiso Hadyadna Halasiiyo Waa Inuu Kudhaqaa Ilaahay Run Buu Sheegay Gabyaaguna Waa Beenaale.
📢Ogaysiis
Waxaan Shabakada Google Kacodsanaynaa Inay Diwaan Geliso Ereyada Transtion Words Ka Ah Ee Afka Soomaaliga Kuwaas Uysan luuqada Englishka Ilaa iyo Hada Aqoonsanin Waxaan Turjumayaa Dhowr Eray Oo Aan Kuhor Qori Doono Macnohooda
But Meaning| Laakiin . However Meaning |Si Kastaba Ha Ahaatee . Simalarly Meaning| Sidoo Kale . LikeWise Meaning |Si Lamid ah . In The Same Way Meaning| isla Sidaas. Since Meaning|Maadaama . Therefore Meaning|Sidaa Darteed. First Meaning|Ugu Horayn. Finally Meaning| ugu Dambayn.
Inconclusion Meaning|Gunaanadkii. To sum up → Meaning| Marka la soo koobo. Overall →Meaning| Guud ahaan . For example → Tusaale ahaan Such as → Sida.







