Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ

Cuteyba Binu Abii Lahab

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ

Cuteyba Binu Abii Lahab Binu Cabdimudalib Nebiga Ini Adeerkiis  Oo Gaal Ahaa  Ahna Ninki Ay Udhaxday Gabdha Nebiga Sallaahu Calayhi Wasalam  Umu Kalthuum Maalin Ayuu Kasoo Horbaxay Nebigu ﷺ Kabacdi Wuu Caayay Wuuna Ku Jeesjeesay Wuxuuna Yiri  Maxamadow Waxaan Ku Gaaloobay Binajmi Idaa Hawaa, Wa Biladii Danaa Fatadalaa Kabacdina Hortiisa Ayuu Candhuufo Kutufay Wuxuuna Halkaas Furay Gabadhiisi Umu Kalthuum Allahaka Raali Noqdee  Kabacdi Nebigii Ilaahay Baa Haabaray Oo Yiri

Waxaan Ilaahay Kaaga Baryay Inuu  Ku Cuno Ay Ayaashiisa Kamid Ah  Cutayba Hadalkaasi Wuu Dhayalsadey Umana Arag Inay Dhibaato Uga Imaanayso Habaarka Nebiga Nnkh Lakiin Aabihiis  Abuu Lahab Oo Maqlayay Habaarka Nebiga  Nnkh  Ayaa Aad Aad Ugu Baqay Wiilkiisa Cutayba Binu Abii Lahab 

Wuxuuna Kuiyri Wiilkaygow Taxadarkaaga Badi Weligaa Waxaan Kaaga Cabsanayaa Habaarka Nebi Muxamed Inuu Kuhaleelo Kabacdi Wuu Maca Salaamayay Isagoo Markaas Cutayba Isu Diyaarinayay Inuu Galo Safar Ganacsi Kuwaajahan Dhanka  Shaam  Socotadi Ayaa Soo Dhaqaaqday Ilaa Ay Soogaartay Tog Lagu Magacaabo Alqaasirah Wuxuuna Togaasi Caanku Ku Ahaa Xayawaanada Duurjoogta Ah Oo Saaid Ugu Badan Sida

Libaxa ,Yayda,Dhurwaaga Iwm  Habeen Habeenada Kamid Ayuu Maqlay Cod Libaax   Oo Meel Udhow Kadhaqaya Markaas Garwaaqsadey Soona Xasuustay Habaarki Nebiga Nnkh Wuxuu Yiri Tolay Ii Dhamaatay Habaarkii Muxamed Nnkh Ayaa I Helay  Arinkii Buu Uga Waramay Saxiibadiis Kabacdi Waxay Geliyeen Dhexda  Baqdin Ay Uqabaan Habeenki Oodhan Bay Usoo Jeedeen Markuu Habeenku Kala Bar Gaaray Ayaa Libaax Uyimid  Nimankii Mid Mid Ayuu Madaxooda U Ursaday Ilaa Ku Halay Cutayba Marakaas Buu Laba Ukala Jaray  Halkaas Ayuu Ku Geeriyooday  Cutayba Hadii Halkan Ilasoo Gaartay Kusali Nebigeena ﷺ

📢Ogaysiis

Waxaan Shabakada Google Kacodsanaynaa Inay Diwaan Geliso Ereyada Transtion Words Ka Ah Ee Afka Soomaaliga Kuwaas Uysan luuqada Englishka Ilaa iyo Hada Aqoonsanin Waxaan Turjumayaa Dhowr Eray Oo Aan Kuhor Qori Doono Macnohooda

But Meaning| Laakiin . However Meaning |Si Kastaba Ha Ahaatee . Simalarly Meaning| Sidoo Kale . LikeWise Meaning |Si Lamid ah . In The Same Way Meaning| isla Sidaas. Since Meaning|Maadaama . Therefore Meaning|Sidaa Darteed. First Meaning|Ugu Horayn. Finally Meaning| ugu Dambayn.

Inconclusion Meaning|Gunaanadkii. To sum up → Meaning| Marka la soo koobo. Overall →Meaning| Guud ahaan . For example → Tusaale ahaan Such as → Sida.

by MaslaxCableTV Follow Us Our Facebook Page MaslaxCable TV

Related posts:

Hot This Week

Qisada Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga

Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga Sheekadan Waxay Ka...

Qisada Wiilkii Yaraa Halyeyga Ahaa Kurey Saxaabi Ah

Qisada Wiilkii Yaraa Halyeyga Ahaa Dagaalkii Yarmuuk Ee...

Qisada imaamkii Wax Xaday

Qisada imaamkii Wax Xaday Qisada Imaamkii Wax Xaday Waa Qiso...

Qisada Camar Binu Macdiikarab

CAMAR BINU MACDIIKARAB Waa Kuma Camar Binu MacdiiKarab?  Camar Binu...

Shiikh Maxamed Al-Bayxaani Dood Ku Saabsan Sinaanta Jinsiga

Dood Kusaabsan Sinaanta Jinsiga Dhexmartay Shiikh Al-Bayxaani Iyo...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ayaa Markii 6aad Ku Guulaystay Doorashada Dalkaasi

Ismaaciil Cumar Geele ayaa markii 6aad loo doortay Madaxweynaha...

Qisadii Xajaaj Binu Yuusuf Iyo Khawaarijka

Xajaaj Binu Yuusuf Ayaa Maalin Maalmaha Kamidah Askartiisa Amray...

Sami Zayn Iyo Bahdilka Ay Kula Kacday WWE

Sami Zayn Waa Xirfadle Musaaracayste Ah Oo Dhalashadiisa Biological...
spot_img

Related Articles

Qisada Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga

Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga Sheekadan Waxay Ka Warramaysaa Dhacdo Lagu Xanto Halyaygii Waynaa  Quteyba Binu Muslim Qisadu Waxay Leedahay:Qutaybah Binu Musilm Albaahila...

Popular Categories

Translate »